Soomaali
University Language Center ayaa Gudiga Isku Xirka Iyo Is Gaarsiinta (LCC) qandaraas ku siiyey tarjumidda ee hawlaha ka socda sharci dajinta ay idinkugu soo gudbineysa tarjumada qoraalka iyo tan afka ah ee luqadaha Hmongka, Somaaliga, Isbaanishka.
Adeegaas waxaa ka mid ah:
- Tarjumada (qoraalka ah) – warqadaha iyo iimeelada
- Afka ah (hadalka) – kulamada gudiyada, kulamada shaqaalaha sharci dajinta, fariimaha codka ah, iyo jawaabaha
Fariin: Waxyaaabaha la tarjumo kama mid aha shariyada, xeerarka, go’aamada, sharciyada la soo diyaariyo, iyo sharciyada la ogolaado.
Codsiga Adeegga Tarjumada
- Codsiga waa in ay soo gudbiyaan xubin ka tirsan sharci dajiyayaasha shaqaalaha sharci dajinta (tusaale shaqaalaha sharci dajiyayaasha ama madaxyada gudiyada).
- Halkan ayaad ka heleysaan shaqaalaha sharci dajiyayaasha ee Liiska Xubnaha Aqalka ama Liiska Sanatarada.
- Halkan ayaad ka heleysaa madaxda gudiyada ee?Liiska Gudiyada Aqalka?ama?Liiska Gudiyada Sanadka.
- Codsiyada waxaa haboon in la soo gudbiyo 72 saac ka hor xiliga la doonayo.
- Wixii su’aalo ah waxaa lala soo xiriirayaa language.services@lcc.mn.gov ama soo wac (651) 296-6060.
Gargaarka Luqadda ee Aad Dooneyso:
Soo wac oo fariin ku dhaaf aad ku codsaneyso luqadda aad dooneyso:
- Hmoob (Hmong): (651) 296-6064
- Soomaali (Somali): (651) 296-6066
- Español (Spanish): (651) 296-6062
- Luqadaha kale: (651) 296-6060
Last reviewed: 05/14/2026